Madaxda & Mucaaradka Somaliland oo si kulul uga hadlay arrimaha deyn cafinta Somalia

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaradka ee WADDANI iyo UCID, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si wada-jir ah u sharraxay Aragtida Somaliland ee ku aaddan go’aanka uu Baanka adduunku deynta kaga cafiyey Soomaaliya. Masuuliyiintan ayaa sheegay in deyn cafinta la sheegay aan lagu caddaynin doorkii ay … Continue reading Madaxda & Mucaaradka Somaliland oo si kulul uga hadlay arrimaha deyn cafinta Somalia